Somalia oo gaartay Finalka tartanka K/Cagta bariga iyo bartamaha Afrika

Ciyaartoyda Xulka qaranka Somalia ee ay da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ee bariga iyo bartamaha Afrika ayaa maanta guul ka gaaray ciyaar ay isaga hor imaadeen dhiggooda dalka Uganda. 90-kii daqiiqo ee caadiga ahaa ayaa ku dhamaaday barbardhac 1-1 ah, waxaana labada kooxood loo dhigay tartan gool ku laad ah oo ugu dambeyn ay guushu … Continue reading Somalia oo gaartay Finalka tartanka K/Cagta bariga iyo bartamaha Afrika